Hargeysa (Somaliland.Org)- Cilmi-badhayaal caalami ah oo ka socda ururka SUNARPA ( Sustainability Use of Natural Resource and Piece in Pastoralist area), ayaa muddooyinkii u dambeeyey cilmi-baadhis ku saabsan caqabadaha nabadgelyo iyo degaan ee soo wajahi kara beeralayda iyo reer-guuraaga Somaliland ka wadday degaamada Gobolka Awdal.
Wefti Balaadhan oo ka socda Somaliland Oo Si Diiran Loogu soo dhaweeyay Taleex
Xukuumadda oo Mashaariic ka fulinaysa Magaaladda Taleex
</a
Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay
HARGEYSA (Somaliland.Org)- Xoghayaha Guud ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay in shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi oo hore ugu mudaysnaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2014-ka, dib loo dhigay illaa 05/08/2014-ka, ka dib markii Madaxweynuhu sidaasi ka codsaday fadhi uu maanta isugu yeedhay Hoggaanka xisbiga.
Shirkadda Mubaarak Pharmacy oo si weyn uga soo qaybgashay Carwada W Caafimaadka ee Hargeysa
Dawladaha Itoobiya Iyo Somaliland Oo ka wada hadlay Iskaashiga iyo wax wada qabsiga labada dal
Majaajileyste Ku Muquurtay Miidaanka Siyaasadda!
KULMIYE: Soo Afjarida Mashruucii Xiisaha,Xurgufta iyo Xamaasada Badnaa!
Guud ahaan Shacbiweynaha reer Somaliland iyo Saaxiibada ay Somaliland ku leedahay duniduba waxa ay maalmihii la soo dhaafay u Dabaal-degeyeen una damaashaadayneen in si Rasmi ah loo soo afjaro loona soo gabogabeeyo Khilaafkii madhalayska ahaa ee Ragaadiyay Xisbiga Qaran ee KUlmiye oo soo jiitamayay muddo ku siman laba sanadood iyo badh.
Xildhibaanno Soo Dhaweeyay Tanaasulkii Muuse Biixi Kaga Hadhay Murrashaxnimadii
Hargaysa (Somaliland.Org): Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe iyo Cali Maxamed Aadan (Cali Bare) oo ka wada tirsan golaha wakiiladda Somaliland ayaa si wada jir ah u sheegay in midnimadii xisbiga Kulmiye ay sii jiri doonto, waxaanay labadda xildhibaan si isku mid ah u soo dhaweeyeen tanaasulkii uu sameeyay guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.
Guddida Qandaraasyada Oo Ka Warbixiyay Hawlaha Ay Qabteen Sanadkan
Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha guddiga qandaraasyada qaranka Aadan Cabdilaahi Xasan (Nuugaal ), ayaa sheegay in hawlo wax-ku-ool ah ay hay’adiisu fulisay isla markaana dalka dhakhli badan ku soo biiriyay, kuwaas oo ay kamid ahaayeen bandhigii qandaraaska biraha duuga ah ee iskaraabka, xaraashkii baaruurta dawlada ee duuga ahaa iyo qandaraaskii kaadhka aqoonsiga oo iyada wali gacanta ay ku hayaan.
DAAWO: Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Nin Xijaab Xidhan Oo La Qabtay
DAAWO: Wefti Ka socda Xukuumadda Oo Socdaal ugu Kicitimay Itoobiya Iyo Kenya
DAAWO: Badhasaabka Saaxil Oo Kormeeray Ceelasha Biyaha Berbera
Madaxweynaha Somaliland Oo Xaflad Balaadhan u sameeyay Hoggaanka xisbiga KULMIYE
Hargaysa (Somaliland.Org):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo), ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyadda Qaddo sharaf ugu sameeyay hoggaanka xisbiga Kulmiye iyo xubno isugu jiray ganacsatadii iyo odayaashii gacanta ka gaystay xalinta khilaafkii musharxnimadda xisbiga Kulmiye dhexdiisa.
Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Socdaal ku Tegay Degmadda Qori-lugud
Wasiirka Warfaafinta Oo Tababar u furay Shaqaalaha Wakaaladda Wararka Ee SOLNA
Muusaa Tanaasulay! Kii lagu Tanaado een Tab iyo Xeeli daba ool!!
Madaxweynaha oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyay Ganacsade Ku Geeriyooday Gabiley
“Siyaasaddu Waa Ciyaarta oo kale waxaan u tudhay dalka, murrashaxuna waa madaxweynaha”
Dawladda Turkiga Oo Dayactir Ku Samaynaysa Xarumaha Taariikhiga ah Ee ay ku Lahaayeen Saylac
Muuse Biixi Oo Madaxweyne Siilaanyo uga Hadhay Murrashaxnimadda Madaxweynaha
HARGEYSA (Somaliland.Org)-Ganacsatadda waaweyn ee Beelaha Subeer Awal, ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen ku shaaciyay in Gudoomiye Muuse Biixi uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo uga hadhay tartanka murrashaxa madaxweynimadda xisbiga KULMIYE dhexdiisa doorashada soo socota ee madaxtinimadda dalka.
Madaxweyne Siilaanyo Cid Ku Doorsan Mayno Qore: Khaalid Maxamed Ayjeex
Waxa maalmahan dadku aad ugu mashquuleen dhoola tusyada siyaasadeed (Political Maneuvers ) ee ka dhex socda xisbil xaakimka KULMIYE. Waa arrin wanaagsan waana astaan caafimaad qab in la arko inuu xisbiga dhexdiisa ka jiro loolan iyo han siyaasadeed , laakiin waxa khaldan in laysu cadhoodu oo arinka ninba meel jiito oo laysu tanaasuli waayo ama la tashan waayaba.
Reer-Hebelnimo laguma Hanan karo Hoggaanka Dalka!!
Waqtigan xaadirka ah, waxa si cad u muuqata in qaybo badan oo ka mid ah bulshada JSL uu ku dhaqanka Qabiilka iyo maan-dooriyaha Reer-hebelnimadu ay noqdeen Halbeegga iyo Min-qiyaaska jiheeya hab nololeedka iyo qaabka fikirka siyaasiga ah ee bulshada. Qabiilka, Reer-hebelnimada iyo ku dhaqanka Qabyaaladda ayaa ah Cadowga Koowaad ee ay leeyihiin Shacbiga JSL.













