close
U bood nuxurka

Sanab

Ka Wikipedia

Sanab

BERJAYA
Sanab muujinaya nin isticmaalaya leeb iyo qaanso.

Sanab sidoo kale loo yaqaano Sanam (ingiriis: Statue) waa sawir sadex-gees leh(dherer, balac iyo joog) oo loo eekaysiiyay dad, xoolo, xayawaan iyo wax kale.

Inta u badan sanabka waxaa laga sameeyaa qof caan ah, sida boqor, boqorad, qof geesi ah iyo wixii la mid ah si loogu xasuusto. Sidoo kale waxaa jira sanamyo la dhiso kuwaas oo astaan iyo calaamad u ah magaalo, deegaan, shirkad ama urur.

Ilaahay wuu mamnuucay sanam caabudid.[1]

BERJAYA
Sanam la dhisay wakhtigii boqortooyadii Roomaanka.
BERJAYA
Sanamaantii boqortooyada Faraaciyiinta.
BERJAYA
Sanabka Liberty magaalada New York.


  1. Iimaanka Runta ah Muxuu Yahay?