BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Trump waxa uu siiyay Tehran dhowr maalmood oo kama dambays ah, halka ciidanka Iran ay ku hanjabeen inay furi doonaan jihooyin dagaal oo cusub
Trump ayaa weli ugu goodinaya Iiraan weerar halka Tehran ay dhankeeda ku hanjabtay inay furi doonaan jihooyin dagaal oo cusub
Waa kuma Amiin Cabdullaahi, halyeygii lagu dilay weerarkii maanta ee masjidka San Diego
Waardiyihii amniga Amin Abdullah, oo ka mid ahaa saddexdii ruux ee lagu dilay weerarka, ayaa lagu tilmaamay "iftiin baxaya".
Ebola oo u fidiya si ka dhaqsiyo badan intii la filayay
Wakiilka hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digay in kiisasku xanuunka Ebola ay u fidaan si ka dhaqso badan sidii markii hore la moodayay.
Dil toogasho oo ka dhacay masjid ku yaalla San Diego Maraykanka
Sida ay sheegeyn baarayaasha dhacdada, wiilasha toogashada geystay ayaa da'doodu kala ahayd 17 iyo 18 jir, kuwaas oo watay qoray gacmeed.
Trump oo sheegay inuu joojiyay weerar cusub oo lagu qaadi lahaa Iran kadib codsi uga yimid dalalka Khaliijka
Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu dib u dhigay weerar uu Maraykanku qorsheynayay Talaadada, maaddaama ay hadda socdaan “wadahadallo culus.”
Somaliland oo guddi u saartay ololahooda aqoonsi-raadinta
Somaliland waxay ku fadhidaa dhul istaraatiiji ah oo aad muhiim ugu ah Gacanka Cadmeed, waxayna leedahay lacag u gaar ah, baasaboor iyo ciidan booliis ah.
Iibinta carruurta si loo noolaado: Aabbayaasha Afgaanistaan oo lagu qasbay go'aanno aan macquul ahayn
Bulshooyinka ku dhow dhow — guryo cidlo ah oo ku kala yaalla buuro bunni ah oo qallalan, kana soo horjeeda buuraha barafka le ee Siah Koh — saameynta ba'an ee shaqo la'aanta si cad ayaa looga arki karaa.
Trump oo u sheegay Taiwan inaysan "ku dhawaaqin madax-bannaani" — balse ma rabtaa inay sidaas sameyso?
Madaxbannaanida Taiwan waa mid ka mid ah xariiqyada ugu cas ee ay Shiinaha aad uga digtoonaato, maaddaama ay jasiiraddaas u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.
Burcad badeed Soomaali ah oo markab ka dalbaday madaxfurasho 3 malyan oo doollar ah: Ansar Burney Trust
Hay'adda Ansar Burney Trust ayaa sheegtay in ay xiriir la sameeyeen kooxaha burcad badeeda ah, waxaana ay isku dayayeen in ay sii daayaan shaqaalaha la afduubtay.
Maxaa ka mid ah arrimaha Badda cas ee ay ku heshiiyeen Masar iyo Eritrea
Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa sheegay in waddan kasta oo badda cas ku yaalla ay mas'uuliyad ka saaran tahay inuu xaqiijiyo ammaanka xeebihiisa.
Arsenal oo ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska
Kooxda Arsenal ayaa 22 sano kadib hanatay koobka horyaalka Ingiriiska ee Premiere League oo muddaasi ay sugayeen
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 20 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 19 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 19 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 18 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.


























































