close
The Wayback Machine - https://web.archive.org/web/20240715080428/https://so.wikipedia.org/wiki/Gus
Jump to content

Gus

Ka Wikipedia
BERJAYA
Gus
BERJAYA
Guus oo kacsan

Gus (ingiriis; penis) waa xubinta taranka ee ragga. Gusku waa awoodda ragga oo ogaleeyso in dumarka ay Ku shubaan manida, iyo gaargaarka kaadi.

Qaybo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Madaxa guska waa qaybka guska dusha oo la dhigmaan ah kintirka dumarka muddada embriyaha ama uur jiif
  • Maqaarka buuryada waa meesha gudniin lagu sameeyo wiilasha Yahud iyo Muslim.
  • Guska usheeda dhexe waa qoorta guska.
  • Waxa ugu hooseeya shuunka.
  • Shuunka waxaa ka hooseeya xiniinyaha.