close
Jump to content

Matoor

Ka Wikipedia
BERJAYA
Matoor

Matoor waa wax wareeganaayo oo mashine. matoorka waxaa lagu isticmaalaa waxyaabaha sida baabuurta, maraakiibta diyaaradaha. waxkasto oo koronto leh waxoo ku shaqeeyaa matoor.