close
U bood nuxurka

Af-Holandees

Ka Wikipedia
Af-Holandees
Meelaha ay ku badan yihiin
BERJAYA United States 3,558,000
BERJAYA Koonfur Afrika 3,000,000
BERJAYA Canada 1,112,000
BERJAYA Germany 128,000
BERJAYA Belgium 121,000
BERJAYA
Calaamad wadada Oo Ku Qoran Af Hollandees

Nederlands Waa luqada lagaga hadlo wadanka Holland waana mid kamida caa'ilada luqadeeda looyaqaano,Luqadaha Jermanik Waxa ay gaadhayaan dadka kuhadla luqada Nederlandka ilaa 22 milyan oo qof oo u adeegsada luqad hooyo ahaan. waxa kale oo luqad labaad u adeegsada dad gaadhaya ilaa 5 milyan oo qof. waxa ay luqad rasmiya u tahay wadamada Holland Beljim iyo Surinam dadka kuhadla luqada Nederladska badankoodu waxa ay kunoolyihiin sadexdan dal Holland Beljim iyo Surinam waxa kale oo kuhadla dad tiri yar oo kunool Farnsiiska iyo Jarmalka waxa kale oo lagaga hadlaa meelo kamida dhulkii Holland ay horay u gumaysan jirtay.