Bogga Hore
|
Maqaalka Maanta

Jamhuuriyada Indunisiya (Indunisi: Indonesia, Ingiriisi: Republic of Indonesia) waa dawlad kutaala Koonfur Bariga Aasiya, waana Dawladda ugu weyn dalalka Islaamka marka la eego xaga dadka ama tirada dadka, laakiin dastuurka Indunisiya. Ma lagu qorin ama lagu darin Dastuurka Indunisiya in diinta Islaamka ay tahay Diinta Dalka waxayna macneheedu tahay Dalku waa Cilmaani sida dalalka Cilmaaniga ah ee "Afartanka Afar" dalal ee Yurub iyo labada Qaaradood Ameerika da "soddon iyo shan" dalal ah. (SII AQRI) Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Ma Ogtahay...

- ... in Shukulaato (Sawirka) uu yahay cunto laga sameeyo iniinaha la dubay oo la shiiday ee digirta kookaha?
- ... in shukulaatadu ay noqon karto dareere, adag ama isku-dar jilicsan, isla markaana loo isticmaalo in lagu dhadhamiyo cuntooyin kale?
- ... in digirta kookaha ay tahay iniinta geedka kookaha (Theobroma cacao) oo marka hore la khamiiriyo, la qalajiyo lana dubo si dhadhan loo helo?
- ... in shukulaatada laga samayn karo walxo ay ka mid yihiin subagga kookaha, budada kookaha, sonkor iyo caano?
- ... in shukulaatadu ay leedahay noocyo kala duwan sida shukulaatada madow, shukulaatada caanaha leh iyo shukulaatada cad?
- ... in shukulaatadu ay ka mid tahay cuntooyinka iyo dhadhannada ugu caansan adduunka, isla markaana lagu isticmaalo macmacaanno badan sida keegga, jalaatada iyo buskudka?
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Taariikh

'Markis waxa uu dhshay 5 may, 1818 waxa uu dhintay 1883 waxa uu ahaa faylasuuf jarmala asalkjiisu waxa uu ahaa yahuudi waxa kale oo uu ahaa saxafi. waa ninka iska leh ama ay katimi argtida maanta loo yaqaano {markasiga} amaba shuucigan maanta layaqaano. waxa uu inbadan mucaarid ku ahaa rasamaaliyada. markes waxa uu ku dhshay magaalada.{Tareer} ee wadanka Jarmalka. waxa la odhankaraa markes waa cidda keentay ama fakertay shuuciyada caalamka maanta laga yaqaano markas waxa uu ahaa nin aad ugu kacsan ama neceb Rasalmaaliyada sanadii 1842 kadib . markii uu maqaalo ku qoray jariirada looyaqaan (rhennsh sietfun) ee kasoo bixi jirtay xiligaas magaalada kolen ee wadanka jarmalka waxa uu kamidnoqday tifaftirayaasha jariiradaas. Waxa uu kadib kahadlay oo uu wax kaqoray xaaladihii ay markaas ku sugnaayeen mujtamicii uu lanoolaa sanadii 1843 ayaa loosheegay in dib ula noqdo midkamida qoraaladiisii uu jariiradaa ku qoray isla markiiba jariiradii waa laburburiyay isna waa loo hanjabay kadib wuu katagay jarmalka waxa paris halkaas ayuu aad ugu dhexgalay mawduucyada falsafada siyaasadda iyo qaarkale oobadan waxa uu laakiin aad ugasoo horjeeday diinaha, oo waxa uu aminsana in diinta iyo nolosha dadku aanay isku galayn,diintuna ay horumarka hortaagantahay,subxaana laah, kaaraal markes waxa uu leeyahay ama loosameeyay taalooyin aad ubadan uu kuyaala wadama badan oo yuruba. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Maalintan

Sawirka Maanta
Maanta Oo Kale
Xusuusta dhacdooyinka maanta
Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :
Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan
|
|
|
Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia
Luuqadaha kale Wikibidhiya
Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.
-
1,000,000+ maqaalo
-
250,000+ maqaalo
-
10,000+ maqaalo